Get Adobe Flash player

Madrasatul Quran Online waa Dugsi online ah oo aad ka baran karto culuunta Quraanka meel walba oo aad dunida ka joogto,  Madarasada waxaa dhigta arday ku kanool dunida dafaheeda sida Usa, Europa,carabta,Africa, Asia,Australia iyo Qeybo kamid ah Somaliya.

Madrasatul Quran Online wuxuu kuu diyaariyay wax barasho tayo leh iyo macalimiin aqoon durugsan u leh barida iyo ku barbaarinta ubadka Quraanka kariimka iyagoo adeegsanaya qalab casri ah oo aan ka dhicin macalin ku horjooga  hadaba madrasadu waxay  siinayaa ardayda cusub tijaabo sedex maalmood ah oo lacag la’aan ah si uu ugu qanco  waalidku.

Madrasada waxaa wax kabaran kara qof kasta caruur iyo cirooleba heer kastaba bilow dhexdhexaad iyo dhameystir , waa fursad qaali ah ee ka faa,iideysi wacan.

 Maadooyinka laguu dhigi doono waa sidan soo socota:

  •  Xifdiga Quraanka Kariimka ah
  • Barashada Qiraa’ada Qur’aanka
  • Barashada Akhrinta iyo Qorista Carabiga
  • Barashada Caqiidada & Aasaaska Islamka 
  • Barashada Axaadiista Rasuulka (SCW)
  •  Barashada Salaada  iyo Axkaamteeda
  • Barashada Ducooyinka iyo Tarbiyada Islaamka
  • Barashada Luuqada Carabiga

Madrasatul Quran Online is  online learning programs . This is a very basic course to learn to read the Holy Qur’an with proper Tajweed rules . We will develop the students to identify Arabic alphabets and then learn to join them. On the completion of this course students will be able to read the Holy Qur’an with Tajweed rules. You will be taught basic Islamic Education with this course like Du’as, Prayer, Kalimas etc. This course is especially designed for kids and for those adults who want to take first step into learning Qur’an. Reading starts from Arabic Alphabets. In this course we ensure you much close attention of your teacher and very good interpersonal and communication skills to guide you step by step. Our aim in this course is to make students able to read the Holy Qur’an with Tajweed rules.